ADULT MIGRANT ENGLISH PROGRAM
XAQ MA U LEEDAHAY?
Ingiriisi Wacan
Nolol Wacan
Casharada Ingiriisiga oo lacag la'aan ah ee soo-galootiga cusub
Wax ku saabsan Barnaamijka Ingiriisiga Soo-galootiga Dadka Waaweyn
- Baro Ingiriisiga camaliga ah ee nolosha, shaqada iyo daraasadda Australia
- Baro sida loo helo adeegyada dowladda iyo kuwa bulshada
- Samee saaxiibo cusub kuwaas oo dhawaan yimid Australia
- U-diyaargarow shaqo ama daraasad qorshaysana mustaqbalkaaga
Shuruudaha Ogolaanshaha
- Waxaad haysataa fiisada qoyska, xirfadda, banii-adamnimada, xaaska ama fiisada ku-meel-gaarka la-ogolaaday.*
- Inaadan ingiriisiga ku hadli karin/aqrin Karin/qori Karin ama u baahan tahay inaad kor-u-qaado Ingiriisigaaga.
- Inaad jirto da’ ka weyn 18 sano. Dhalinyarada soo-galootiga qaarkood oo da’doodu u dhaxayso 15-17 xaq bay u leeyihiin.
*Fadlan la soco in fiisooyinka ku-meelgaarka ee la-ogolaaday inaysan ku jirin fiisada shaqada iyo fasaxa, fiisada fasaxa shaqada ama fiisooyinka booqashada.
Dariiqooyinka daraasadda ee kala-duwan
- Ka baro waqti-buuxa ma awaqti-dhiman goobaha ku yaal Queensland.
- Hel inuu ku taageero baraha guriga oo folanteeri ah haddii aadan iman karin waqti-buuxa.
- Ka baro online adoo raacaya waxbarashada aqoon-dirsadka.
Maxaan ka baran doonaa fasalka?
- Ka mid noqo fasalka ku habboon heerka Ingiriisigaaga.
- Haku taageereen saraakiisha Xiriirka Bulshadeena iyo Maamulaha Kayskaaga AMEP intaad waxbaranayso.
- Wax ka baro luqadda, dhaqanka iyo falalka goobta-shaqada Australia.
- Waxaad heli kartaa waxbarash luqada (ingiriiisiga) hadii ay ku haysato arrimo xadidaya waxbarshadaada ama awoodaada wabarasho.
- Waxaaad heli kartaa xanaano ilmood oo lacag la’aan ahmarkaad baranaysid Ingiriisiga (waxay ku xiran tahay ogolaansho-helid)
- U diyaar garaw insu’aalo lagula yeeshi iyo inaad qorato Resume.
Wax ka weydii casharadeena Ingiriiska
The AMEP is funded by the Australian Government Department of Home Affairs. In Queensland, the AMEP is delivered through TAFE Queensland.
Through embracing opportunities, Malinda, a Sri Lankan migrant begins a career in the Australian Disability sector after completing the Adult Migrant English Program (AMEP) at TAFE Queensland.
TAFE Queensland recently received recognition at the 2023 Adult Migrant English Program (AMEP) 75th Anniversary Conference awards, with a TAFE Queensland teacher, student and volunteer winning awards that recognised their achievement and commitment to the AMEP.
Conflict forced Totoya and her sisters to leave Sudan and live in a Kenyan refugee camp for 15 years, but since completing the AMEP she is a business owner and has no plans of slowing down.
Adult Migrant English Program (AMEP) students, teachers and invited guests gathered at TAFE Queensland’s Toowoomba campus to celebrate 75 years of the program’s impact and rich history of education in the community recently.
TAFE Queensland joins the rest of Australia in celebrating International Volunteer Day on December 5th, honouring the countless volunteers who make significant contributions throughout Australia. Among these volunteers is Laura Lombardozzi, who is volunteering in the Adult Migrant English Program (AMEP) and has played a particularly crucial role in assisting Maryna Vyrva.
Ploy Thaowanpiput is living her own Australian dream – raising her family and finding work that she loves.
Toowoomba's AMEP Youth students raised funds for an overnight stay at Camp Cooby, located by Lake Cooby, offering rock climbing, archery, and canoeing.
Suruchi travelled from Nepal to Australia to seek better opportunities and ultimately found her calling within the AMEP team at TAFE Queensland. An initiative she holds close as she understands the challenges and triumphs.
Sophya's inspiring journey from AMEP student to dedicated volunteer at TAFE Queensland is a testament to the impact of the Adult Migrant English Program. Having experienced the challenges of settling in a new country, Sophya is now using her knowledge and experiences to support other migrant and refugee women through the 'Stronger Women, Stronger Communities' program